Tiro Carruur Ah Oo Ugeeriyootay Cudurka Shuban Biyoodka Oo Ka dilaacay Baladweyne.

0
113

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta la xaqiijiyay  in kabadan 8 caruur ah ayaa ugeeriyootay cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacay magaalada Baladweyne.

Isbitaalada Magaalada ayaa xilagan waxaa yaalo dad kale oo uu soo ritay cudurka waxaana la tacaalaya dhaqaatirta caafimaadka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa