Tirada gabdhaha barta culuumta technologiyadda ee Magaalada Dhuusamareeb oo korortay.

0
130

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Soomaliya marka aynu ka eegno dhinaca horumarada Technologiyada waxaa isa soo tarayay dad baranaya kana shaqeya culuumta technologiyada oo ay gabdhuhu qeyb ka yihin.

Fartuun ahmed iyo Faadumo Ahmed oo ka mid ah gabdhaha aqoonyadana ah ee barta cilmiga technologiyadda ee ITga ayan kawarbixyay heerka Haweenka ka joogaan barshada culuumta technologiya iyo sida dunidan casriga ah ay muhiim ugu tahay in haweenku bartaan kuna shaqeeyaan alada ku lugta leh technologiyadda.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa