Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Abaarta ku dhufatay Deegaanada Xeebaha Soomaaliland ee Gobolada Saaxil, Salal, Maroodijeex iyo awdal ayaa marba marka ka dambeysa kasii dareysa.
Xoolaha ay dhaqanayeen Xoola-dhaqatada ku nool Deegaanadan ayaa u dhimanya si tiro beel ah maadaama abaarta kajirta Deegaanadan ay daba dheeraatay.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya