Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa saartay kiisaskii ugu dambeeyay cudurka Karoonaha ee laga helay gudaha Soomaaliya.
Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,855
o Laga Helay: 271
o Somaliland: 105
o Puntland: 88
o Galmudug: 35
o Hirshabelle: 20
o Koonfurgalbeed: 12
o Banadir: 8
o Jubbaland: 3
o Lab: 169
o Dhedig: 102
o Dhimasho: 32 (Somliland:10, Galmudug:10, Banadir:6, Puntland:4, Jubbaland:2)
o Bogsashada: 76
Tirada Guud ee Laga Helay: 12,837
Bogsashada Guud: 5,346
Dhimashada Guud: 656