Tirada dadka ku wax-yelooba dawooyinka aan dhaqaatiirtu u qorin oo kusoo badanaya Magalaada Dhuusamareeb.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cabdulkadir Maxamed Ducaysane oo kamid ah dhaqaatiirta xarumaha caafimaad ku leh Magaaada Dhuusamareeb ayaa sheegay in ay kordheen tirada dadka ku sunoobay dawooyin aan dhaqaatiir u qorin oo ay qaaten.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa