Tiknoolojiyada casriga ah oo qeyb weyn ka qaadaneysa Horumarinta Nabadda.

0
131

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tiknologiyadu waa nimco ilaahay Bini’aadamka ugu deeqay Casrigaan la joogo waxay noqotay nolosha bini’aadamka qayb muhiima oo ka mida ah Waa wax faa’iido iyo khasaaraba lagu qabo, waa seef laba afleh oo dhankasta (samaan iyo xumaan) loo adeegsankaro.

Qaar kamid ah Dhalinyarada Aqoonyahanada ah ee ku nool Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay qaabka ay tiknoolojiyada casriga uga qeyb qaadan karto Horumarinta nabadda.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan inooga diyaarisay