Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Caruurnimada waa marxalada ugu wanagsan ee qofka uu soo maro, hadaba ciyarta ayaa ah qeyb kamid ah nolasha carruurta, iyadoo lagu arko xaafadaha dhexdooda carruur badan oo ciyaareysa, ciyaaro kala duwan mid walbo uu doonayo inuu haqab tiro rabitaankiisa.qof walbo oo weynaaday ama waalid noqday wuxuu soo xasuustaa ciyaarihii uu ciyaari jiray markii uu yaraa,, inkastoo ciyaarihii lagu ciyaari jiray awalkii hore badelkeeda lagu ciyaaraa hab teknolojiyad ee casriga ah.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad ayaa ka warramaya