Tartanka Gooldhalinta La Liga Oo Meel Xiiso Leh Maraya.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili ciyaareedka 2024/25 ee La Liga waxa uu socdaa laga bilaabo August 15, 2024 ilaa dhamaadka May 2025.

Waxa meel xiiso leh maraya tartanka Gooldhalinta La Liga xilli ciyaareedkan.

Xiddiga kooxda Barcelona ee Robert Lewandowski ayaa hogaaminaya tartanka Gooldhalinta La Liga xilli ciyaareedkan isaga oo dhaliyay 18 gool ilaa haatan xilli ciyaareedkan.

Waxa ku xiga xiddiga Kooxda Real Madrid ee Kylian Mbappe kaas oo dhaliyay 16 gool xilli ciyaareedkan.

Waxa ku xiga xiddigaha Raphinha oo u ciyaara Barcelona iyo xiddiga kooxda Osasuna ee  Ante Budimir.