Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaaladda kismaayo ee xarunta kmg maamulka Jubbaland ayaa lagu soo gabagabeeyay Tartan Ciyaaraha kubadda cagta oo ay taabo-gelisay Hayada IDo oo kamid ah Hayadaha ka howlgala Magaalada kismaayo.
Ujeedka loo qabtay tartanka ayaa waxa uu ahaa is dhexgalka dhalinyarada xaafada Calanleey, waxaan ka qayb galay ilaa iyo afar kooxood ah oo ka dhisan Xaafada calanleey.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya