(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Dhalinyarada Ciyaaraha Gobolka Daad-mareer ayaa Tartan Kubadda Cagta ah u furtay qaar ka mid ah kooxaha Ciyaartoyga ah ee ka dhisan xaafadaha Magaalada Ood-weyne
Ujeedka tartankan loo qabtay ayaa ah is dhaxgalka bulshada iyadoo ah ka qeybgalayaan 6 naadi oo ciyaarta kunadda cagta.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa