Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa laga daahfuray tartan kubadda cagta ah oo loo qabtay Ardayda wax ka barata Dugsiyada Caalami iyo Al Khayr.
Tartankan ayaa loogu talagalay is dhaxgalka bulshada iyadoo sanadkasta mar la qabto.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah faahinaya