Tartan Ciyaareed loo qabanayo kooxaha ka dhisan Degmada Baladxaawo oo la daah furay.

0
107

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaradda Dhalinyarada Ciyaaraha Jubaland ayaa Degmada Baladxaawo ka daah furtay tartan ciyaareed loo qabanayo 16kooxood oo kamid ah kooxa heerka koobaad ee Degmada Baladxaawo ee Goablka Gedo.

Munaasabada ayaa waxaa goob joog ahaa iskuduwaha Wasaradda Dhalinyarada Ciyaaraha Jubaland ee Goablka Gedo, Guddoomiyaha Ciyaaraha dhalinyarada Goablka Gedo iyo Masuuliyiin kale.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawarmaya