Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tartamayaasha magaada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa xalay usoo gudbay wareegga afaraad ee Tartan aqooneedka Warbaahinta Qaranka, Maamulka iyo dhalinyarada Dhuusamareeb ayaana gaba-gabada kawarbixiyay tartankaasi.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah faahineysa