Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 1.1 milyan oo qiyaasood oo ah tallaalka daacuunka ee afka laga qaato ayaa soo gaaray Koonfurta Sudan iyadoo dowladdu ay billowday barnaamij lagu talaalayo in ka badan boqolkiiba 80 dadka.
Laakin wuxuu wajahayaa caqabado badan, oo ay ka mid tahay galangal la,aanta meelaha lala tacaalayo ee uu sida xun uga dilaacay daacuunka.