Tallaalka Cudurka Dabaysha oo lagu soo gabagabeeyay Magaalada Dhoobley.

0
67

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhaqaatiirti ku hawlanayd bixinta talaalka dabaysha ayaa ka warbixiyey talaalkan iyo sidey u gaarsiiyeen bulshada ku dhaqan degmada Maxamed Cali Samow