Wadayaasha Gaadiidka oo lagu Amray ilaalinta Shuruucda Wado Marista

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taliyaha Ciidamadda ilaaladda wadooyinka Degmadda kismaayo Cabdishakur Sheekh Maxamed oo ka qeyb galay kulan dood wadaag ah oo su’aalo lagu weydiinayay ayaa ka hadlay arimo badan oo ku qotamo ciidanka ilaalada wadooyiinka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa