Taliska Taraafikada Hirshabeelle oo Amar ka soo saartay Qaadashada Sharciga Gaadiidka.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taliyaha Taraafikada Maamulka Hiirshabeelle, Xasan Daa’uud Maxamed ayaa soo saaray amar cusub oo lagu hagaajinayo nidaamka gaadiidka Magaalada Jowahar, si loo yareeyo shilalka iyo isku dhacyada gaadiidka ee soo badanaya.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya