Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taliyaha Booliska Degmada Baladweyne gaashanle Cabdulaahi Maxamuud iyo taliyaha nabadsugida Baladweyne Gaashanle Cabdi Aweeys Maxamed Cali ayaa si wada jir ah u soo saaray go’aano lagu sugayo ammaanka si looga hortago wax kasta oo amaanka lid ku ah.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya