Taliska Booliiska Guriceel oo soo bandhigay nin lagu eedeeyay dilka qof Shacaba.

0
17

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taliska Booliiska Degmada Guriceel ayaa soo bandhigay nin lagu eedeeyay inuu geystay fal dil ah oo ka dhacay deegaano hoos taga Degmada Balanbale.

Dilka ayaa salka ku hayaa aanooyin qabiil oo ka taagan Degmada Balanbale iyo Deegaanada hoos taga.

Taliska Booliiska Degmada Guriceel ayaa sheegay in ninkaasi ay hor geyn doonaan hay’adaha garsoorka si loogu oogo dambiga loo haysto.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya