Talaalka Cudurka Jadeecada oo si habsamile uga socda Dhamaan Xaaafadaha Magaalada Dhoobley.

0
208

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Talaalka Cudurka Jadeecada ayaa guud ahaan kasocda xaafadaha Magaalada Dhoobley iyadoona Tallalka lasiinayo caruurta da’doodu u dhaxaysa 6 bilood ilaa iyo 15 sano jir.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa