Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Talaalka cudurka dabeesha ama Booliyada waa talaal inta badan la talaalo caruurta ay da’adoodu ka yar tahay shanta sano Waxaa dhawaan ka billawday Magaaada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose tallaalka cudurka dabeysha kaasoo socon doono muddo sedax cisho ah.
Qaar kamid bulshada Deegaanka Dhoobley ayaa ka warbixiyay saamaynta bulshada ku leedahay cudurka dabeesha waxayana bulshada kale ugu baaqeen in ay caruurtooda siiyaan talaalka.
Dhanka kale Dr Cabdiqaadir Aaden oo kamid ah dhaqaatiirta bixinaysa talaalka dabaysha ayaa ka warbixiyay muhiimada talaalkan waxuuna bulshada Deegaanka Dhoobley uga baaqay in ay qaataan talaalka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawarmaya