Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isku-duwaha Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa faah faahiyay muhiimada talaalku uu u leeyahay caruurta aan horay u qaadan iyo noocyada kala duwan ee talaalka ka hortaga dabaysha, Jadeecada, Qaaxada iyo xanuunada kale halista ah.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya