Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka Shacab ee Baladweyne ayaa bilaabay bixinta talaalada looga hortago cudurada dilaaga ah sida Dabeeysha ,Jadeecada iyo cuduro kale kuwaasi oo loogu tala galay ineey ka faa-ideystaan caruurta .
Talaalkaan ayaa door ka qaadanaya in caruurta ay noqdaan kuwoo ka badqaba cudurada dilaaga ah.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa