Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada muruqmaalka ah ee ku xamaasha gaari gacanka ee ku nool Degmada Dhoobley ayaa waxaa soo food saartay shaqo la’aan, ka dib markii gudaha magaalada ku soo bateen gaadiidka yar yar ee takaasida.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya