Tagaasidda ku soo badanaya Kismaayo oo Shaqo la’aan Dhigay Dhalinyarada ku xamaasha gaadhi gacanka

0
154

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dadka muruqmaalka ah ee ku xamaasha gaari gacanka ee ku nool magaalada Kismaayo ayaa waxaa soo food saartay shaqo la’aan, ka dib markii gudaha magaalada Kismaayo  ku soo bateen gaadiidka yar yar ee  takaasida oo qaadaya Shaqooyinkii ay hayeen dadka alaabta ku riixa gaadhi gacanka.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya