Tagaasidda ku soo badanaya Deegaanka Dhoobley oo Shaqo la’aan Dhigay Dhalinyarada ku xamaasha gaadhi gacanka

0
359

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dadka muruqmaalka ah ee ku xamaasha gaari gacanka ee ku nool magaalada Dhoobley ayaa waxaa soo food saartay shaqo la’aan, ka dib markii gudaha magaalada dhoobley ku soo bateen gaadiidka yar yar ee takaasida.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa