Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada danta yar ee ku nool Magalada kismaayo ayaa waxay intooda badan ku shaqeystaan gaariga gacanada la riixo taas oo ay qaar kood ku soo dhacasan jireen nolal malmedkooda balse hada waxaa ay sameen weyn ay kala kulmeen Tagaasiyada ku soo batay Magaalada Kismaayo kuwaas oo siyaabo kale duwan ugu shaqeystaan suuqyada.
Qaar ka mid ah muruq malatada ka shaqeysta gaari gaacanada ayaa kawarbixiyay sameynta ay tagasiyada ku reeben nolashoda.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinya