Tafsiirka qur’aanka kariimka ah ee Radio Sanguuni

0
208

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhammaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha  Waxaan Halkan idinkugu Soo Gudbineynaa Tafsiirka Qur’aanka Kariimka Casharkii 14aad ee Idaacadda Sanguuni,waxaa Soo Jeedinaya:-Sheekh Nuur Baaruud Gurxan.