Casharo Diini ah Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah Casharka 422,aad ee Radio Sanguuni By admin - August 12, 2021 0 178 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhammaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha Waxaan Halkan idinkugu Soo Gudbineynaa Tafsiirka Qur’aanka Kariimka Casharkii 422, aad ee Idaacadda Sanguuni,waxaa Soo Jeedinaya:-Sheekh Nuur Baaruud Gurxan.