Casharo Diini ah Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah Casharka 370,aad ee Radio Sanguuni. By admin - June 21, 2021 0 159 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhammaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha Waxaan Halkan idinkugu Soo Gudbineynaa Tafsiirka Qur’aanka Kariimka Casharkii 370, aad ee Idaacadda Sanguuni,waxaa Soo Jeedinaya:-Sheekh Nuur Baaruud Gurxan.