Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tuulada Xudur Ciise waxa ay ka mid tahay Tuulooyinka Hoostaga degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa ka curtay Roobka gu’ga taas oo ay ku diirsaden dadka iyo duunyada.
Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa faah faahinaya