Tababar Tayada aqoonta shaqaalaha Isbitaalka Gobolka Bakool kor loogu qaadayay oo Xudur Lagu soo gabagabeeyey.

0
168

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkaan lagu soo gabagabeeyey Magaalada Xudur oo qabsoomidiisna iska kaa shadeen Wasaaradda Caafimaadka KG iyo Hay’ada Caafimaadka Aduunka ee WHO,Kaasi oo muddo 5 maalmood ah ka socday Magaalada Xudur, waxaana ka qeybgalay qaar ka mid ah shaqaalaha ka Howl gala Isbitaalka Gobolka Bakool.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa kawaramaya