Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS maxamed Saneey Dalmar ayaa maanta daah furay aqoon is waydaarsi kaasi oo soconaya ilaa 13 December waxaana kaso qayb galay gudiga is waafajinta Magacyada ganacsiga isku midka ah ee ka jira dalka oo dhan ee loo yaqaano duplicate Business Names.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa