Tababar Lagu Baranayo Xuquul Aadanaha oo degmada Doolow Lagu qabtay.

0
63

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaa Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo ka daahfurtay Tababar lagu baranayo Xuquul Aadanaha.

Madasha ayaa Waxaa goobjoog ahaa Xilldhibaano ka tirsan Baraalamanka Jamuuriyadda Fadaralka Soomaaliya, Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Jubbaland, Wasiirka Amniga Gudaha Jubbaland, Mudaneyaal ka tirsan Golaha Wakiilada Jubbaland, Maamulka Gobolka Gedo, Kan Degmada Doolow iyo Qaybaha Kala duwan ee bulshada ku nool Degmada Doolow.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya