Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Hay’adda Mareeynta Musiibooyinka Qaranka Soomaliyeed ee SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Jaamacadda Cilmiga Caafimaadka ay ku bartaan Isbitaalka Digfeer waxaa uu tababar lagu baranaayo gargaarka deg-dega ah uga furay shaqaale ka tirsan waaxyaha kala duwan ee Hay’adda SoDMA.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya