Tababar lagu baranayo Curinta wadahadalka Nabdoon oo Jowhar lagu qabtay.

0
138

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Cadaaladda Hirshabelle  oo kaashaneeyso  Hay’adda UNDP ayaa Magaalada jowhar ku qabatay aqoon isweeydaarsi socon doono lix maalmood oo looga Hadlayo Curinta wadahadalka Nabdoon.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa