Tababar lagu baranayay xalinta Khilaafaadka Bulshada dhaxdeeda oo lagu Qabtay Kismaayo.

0
155
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Jubbaland ayaa maanta tababar u qabatay gudiyada xalinta khilaafaadka oo kala socday deeganada Fuumo, Barkadda Shariifadda, Dalsan iyo Jannaa Cabdalle oo ka wada tirsan Gobolka Jubbada hoose.
Tababarkan oo socon doona muddo saddex maalin ah ayaa waxaa daahfuray Agaasimaha Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Jubbaland Nuur Shaalle, Waxaana ka qayb galay Agaasimaha arrimaha bulshadda ee maamulka Gobollka Jubadda hoose Jaamac Ugaas iyo qaar ka mid ah howladeenada wasaaradda arrimaha gudaha.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya