Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkaani oo uu ujeedkiisu ahaa sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta gabdhaha Soomaaliyeed islamarkaana lagu barnaayay hogaanka wanaagsan ayaa wxaa soo qabanqaabiyay ururka Somaali Women Voice waxaana ka faa’iideystay in ka badan 20 gabdhood oo ka kala yimid Degmooyinka gobolka Banaadir Guddoomiyaha ururka Somaali Women Voice Deeqa Cali Cumar ayaa kawarbixisay ujeedka guud ee tababarka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya