Tababar lagu baranayay Dowlad wanaagga oo loo soo xiray qaar kamid ah dhallinyarada Gobalka Banaadir

0
93

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababar socday mudo bil islamarkaana lagu baranayay afar qeybood oo kala ah barashada xirfada Computerka, Barashada Hogaaminta wanagasan, Culuumta bulshada iyo Dowlad wanaaga ayaa waxaa ka qeyb galay Dhalinyaro kala socotay Degmooyinka Gobolka Banaadir waxaana soo qaban Qaabiyay Tababarkan Guddomiyaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir iyadoo maanta ay soo xireen Tababarka Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa kawaramaya