Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda qorsheynta maalgashiga iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jubbaland Mudane Faarax Muqtaar Daa’uud ayaa maanta daahfuray tababar looga hadlaaye adkeenta dabagalka iyo qaab maareyta xogaha heer State heer Gobol iyo heer Degmo oo ay soo qaban qaabisay hay’adda qqorsheynta maalgashiga iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jubbaland.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya