Tababar Lagu Baranaayey Sida Loo Tabiyo Wararka Arimaha Dhalinyarada Oo Baydhabo Lagu Qabtey

0
80

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay wariyaasha Hogaanka dhalinyarada iyo dhalinyarada qeybaheeda kala duwan kaasi oo lagu barayay sida loo tabinayo wararka dhalinyarada iyo doorka ay ku leeyihiin Nabadda.

Xogyaha guud ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed Ee Fesoj Faarax Nuur oo uu soo qaban qaabiyay Tababarkan ayaa si kooban uga hadley u jeedka laga leeyahay in la isku keeno Wariyaasha iyo Dhalinyarada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya