Tababar la xiriira Gargaarka deg dega oo loo qabtay ardayda Dugsiga Al-Iiman

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dugsiga Caafimaadka ee Al-Iiman ee magaalada Baladweyne ayaa 25 arday u qabtay Tababar la xiriira gargaarka deg dega ah. Naxwo axmed kadiye