Tababar la xiriira dib u eegista Siyaasadda shaqa carbinta oo laga daah furay Magaalada Kismaayo.

0
188
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay Tababar socon doona muddo laba Maalmood ah.
Tabbarkan Aqoon kororsiga ah ayaa muddada uu socdo lagu baran doonaa qodobo la xiriira dib u eegsita siyaasadda, shaqa carbinta Dowladda Jubbaland, taasoo loogu tala galay in looga faa’ideeyo Dhalinnyarada kasoo qalin jebiyay Jaamacadaha ee shaqa doonka ah.

 

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya