Tababar la xiriira Caafimaadka Maskaxda oo laga daah furay Muqdisho.

0
36

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Xabeeb oo 30 Gabdhood Muqdisho uga furay Tababar la xiriira Caafimaadka Maskaxda kaas oo socon doono mudo 3-bilood ah.

Tababarkan ayaa mudada uu socdo waxaa lagu baran doonaa arimo ku saabsan Caafimaadka Maskaxda aadanaha iyadoona ka soo qeyb galayaasha lagu booriyay inay ka faa’iideystaan mudada uu socodo.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya