Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland, ayaa soo xiray Tababar kusaabsanaa ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo horumarinta nidaamka xabsiyada oo lagu qabtay Magaalada kismaayo.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya