Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda arimaha Gudaha KGS Mudane Cabdullaahi Xaaji Xasan ayaa Degmada Walaweyn ee Gobalka Shabeellaha Hoose ka daah furay Tababar ku saabsan Xalinta khilaafaadka Bulshada oo loo qabanayo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka ee Degmada Walaweyn.
Tababarka waxaa goob joog ahaa Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahin Barre iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Gobalka Shabeellaha Hoose.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya