Tababar ku saabsan xalinta khilaafaadka oo ka furmay Hargeysa.

0
106

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaliland ayaa Magaalada Hargeysa kafuray tababar ku saabsan xalinta khilaafaadka waxaana qabashadiisa iska kaashanaya Ururka Solja iyo UNSOM.

Tababarka ayaa waxaa loo qabtay saxafiyiin ka kala socda dhamaan xarumaha warbaahineed ee deenada Soomaliland.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawaramaya