Tababar ku saabsan waxsoo saarka beeraha oo laga daah furay Muqdisho.

0
171

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha XFS ayaa tababar ugu daah furay magaalada muqdisho qaar kamid ah howl-wadeenada wasaaradda beeraha iyo ardayda barata cilmiga beeraha.
Tababarkan oo socon doona mudo todobaad ah ayaa waxa lagu baranaya wax soo saarka dalaga iyo sida loo beero.

Daah furka tababarka ayaa waxa goob joog ahaa agaasimaha guud ee wasaarada beeraha , howl-wadeenada wasaarada beeraha iyo qaar kamid ah ardayda barata cilmiga beeraha.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya