Tababar ku saabsan Waxbarashada madaniga ah iyo hagida Deegaanka oo lagu qabtay Warsheekh

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda arimaha gudaha ee Dowladaha Hoose ee Hirshabelle ayaa qabatay Tababarka Waxbrashada Madaniga ah iyo Hagida Deegaanka ee dhalinyarada warshiikh iyadoo kaa shanaysa Hay’adda FCA oo ah Hay’adda markaasi kala shaqaysa Dowlada Soomaaliya arimaha Dowladaha Hoose.

Tababarka ayaa waxaa ka Faa’iideestay dhalinyaro isugu jiro wiilal iyo gabdho kuwaas oo la barayo Waxbarashada Madaniga ah iyo Hagida Deegaanka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa