Tababar ku saabsan wadahadalka, dhexdhexaadinta iyo xallinta khilaafaadka oo lagu qabtay Kismaayo

0
142

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaradda arimaha Gudaha Fadaraalka iyo dib uhesheesiinta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa mid kamid ah tuulooyinka dhaca waqooyiga Magalada kismaayo ka daahfurtay tababar ku saabsan wada hadalka dhaxdhexaadinta xalinta qilaafaadka.

Tababarkan ayaa looo qabtay qaybaha kala duwan ee bulshada Rayidka sida ururka Haweenka dhalinyarada iyo gudiga xaliinta khilaafadka ee Deegaanka waxaana tabarkan daahfuray Agaasimaha Guud ee Wasaradda arimaha gudaha Nuur Cumar Shaale ujeedka Tabarka ayuu Agaasime shaale ku sheegay in ay tahay aqoonta bulshada oo kor looqaado door muhiima ah kor uga ciyaaraan nabada iyo wada noolaashaha bulshada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya